Barakac ka bilowday tuulooyin ka tirsan Sh/dhexe & Xaalad adag oo ka taagan (Sawirro)

Boqolaal qoys ayaa ka barakacay tuulooyin fara badan oo hoos taga magaalada Jowhar iyo qeybaha kale ee gobolka Sh/dhexe ka dib markii uu ku fatahay webiga Shabelle. Wararka ayaa sheegaya in fatahaada webiga ka sokow ay ka jiraan degaano ka tirsan gobolka roobab maalmahanba da’ayey oo xaalada uga sii daray markii ay ka dhasheen daadad … Continue reading Barakac ka bilowday tuulooyin ka tirsan Sh/dhexe & Xaalad adag oo ka taagan (Sawirro)